SO | EN

SO | EN

Shaqo la’aanta dhallinyarada iyo hal abuurka Hooyooyinka xal ma unoqon kartaa tahriibka dhallinyarada

|

Kismaayo (KAAB TV) – Guddoomiyaha Haweenka degmada Kismaayo oo hirgalisay xarun lagu beero dhirta, taas oo looga gol leeyahay in dhallinyarada ay layimaadaan hal abuur, madaama dhallinyarada ay yihiin kuwa ugu badan ee wajahaaya shaqo la’aanta baahsan ee kajirta guud ahaan dalka.

Sidoo kale, Xaruntan dhir beerista ee degmada Kismaayo ayaa ah xarun larabo in dhallinyarada ay ka qaataan fikrado si ay ula yimaadaan hal abuur shaqo, iyo in ay kaga reystaan tahriibka iyo badaha ay ku dhammaanayaan dhallinyarada.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News