HomeWararka

Wararka

Djibouti: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo mar kale dib loogu doortay codad dhan 97.8%...

Jabuut(Kaab TV) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtooyada ee Jimcih...

Booliska Soomaaliya oo maamulka Waqooyi Bari ku wareejiyay nin dil ka geystay gobolka Sool...

Laascaanood (Kaab TV) -Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa  gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dil horey uga ...

Madax ka kala tirsan Soomaaliya & Turkiga oo Dekedda Muqdisho kusoo dhaweyneysa Markab...

MUQDISHO (Kaab TV) -Madaxda dalka & Mas’uuliyiin ka socota Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Dekedda uga qaybgalaya m...

Shacabka Jabuuti oo saakay u dareeray Doorasho

Jabuut (Kaab TV) -Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saakay u dareeray doorasho kaddib markii maalmihii lasoo dhaafay ay socdeen ...

Wafdi Sare oo ka socda Turkiga oo Muqdisho ku soo wajahan

MUQDISHO (Kaab TV) -Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Türkiye ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan caasimadda ...

WARKA KAAB TV:- 09/4/20206

WARKA KAAB TV:- 09/4/20206 https://youtu.be/TztCBuy3isk?si=Bs_4W6oKra32NH6z

Nin British ah oo lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab oo maanta maxkamad la soo taag...

MUQDISHO (Kaab TV) -Nin kasoo jeeda United Kingdom ayaa wajahaya dacwado la xiriira falal argagixiso oo lagu eedeeyay inuu xiriir ...

Markabka Çağrı Bey oo soo gaarey Dekadda Muqdisho

MUQDISHO (Kaab TV) -Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaarey Markabka qodaya Shidaalka ee Çağrı Bey oo 53 maalmood ka hor ka soo...
00:12:22

DJIBOUTI: Mucaaradka oo tallaabo ka dhan taliska Ismaaciil C. Geelle qaaday kahor doorasha...

DJIBOUTI (Kaab TV) – Xilli dalka Djibouti uu isu diyaarinayo doorashooyinka soo socda, ayaa mucaaradka siyaasadeed qaaday tallaabo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News