HomeWararka

Wararka

Jalalaqsi: Haweeney ku dhaawacantay iska horimaad ka dhashay isu-soo-bax lagu taageerayay ...

Hal haweeney ah ayaa la sheegay inay ku dhaawacantay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ciidamo hubeysan ay farag...

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka hadlay duqeyntii Doolow

Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Shub, ayaa si kulul uga hadlay duqeyntii dhawaan ka dha...

Suuban Mahad Dirir oo ka hadashay dhaawacyadii kasoo gaaray duqeyntii Doolow+Sawirro

Suuban Mahad Dirir, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan deegaanada Jubbaland, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahs...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo Is-casilay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Muuse, ayaa shalay si rasmi ah ugu gudbiyay Hoggaamiyah...

Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay marxaladda adag ee Soomaaliya iyo baaq ku aaddan midnima...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dalka uu wajahayo marxalad adag oo dhinacyada siyaa...

18 Shaqaale oo laga badbaadiyey Markab ku caariyay Badda Muqdisho

Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in dhammaan 18-kii shaqaale ee saarnaa markabka MV JACUAR la badbaadiyey, kadib markii mark...

Madaxweyne Cirro oo Washington kulan qado-sharaf ah kula qaatay Hay’adda ICCF+Sawirro

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Washington D.C. ka qayb galay kulan qado-sharaf ...

Laftagareen oo soo dhisay gole wasiirro cusub xilli uu Baydhabo ka maqan yahay

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa soo dhisay gole wasiirro cusub, xill...

Ciidamo taabacsan Laftagareen oo lagu soo warramayo inay kusii jeedaan Buurhakaba

Ciidamo lagu sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa lagu...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News