HomeWararka

Wararka

Mareykanka oo qorsheynaya inuu ballaariyo saldhiggiisa milatari ee Boosaaso

Dowladda Mareykanka ayaa qorsheynaysa inay ballaariso howlgallada sirdoonka iyo kuwa milatari ee ay ka waddo magaalada Boosaaso ee...

Barakac xooggan oo ka bilowday Baydhabo, kaddib hanjabaado amni oo soo baxay

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa laga soo sheegayaa barakac xooggan oo ka bilowday qaybo ka mid ah magaalada, kadd...
00:06:39

Didbaxayaal Doolow ku gubay calamada Turkey iyo Egypt

Kumannaan qof oo deegaanka ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo ee Jubaland, iyagoo ka cabanaya duqey...

Cirro oo Washington u tegay xoojinta xiriirka iyo raadinta aqoonsiga Somaliland+Sawirro

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa gaaray magaalada Washington, D.C., isagoo halkaas u tegay ...

Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya: Dhibaatooyinka Dalka Ka Jira iyo Doorka Guddiga Xuquuqul Ins...

Soomaaliya waxaa weli ka jira xaalado badan oo saameyn ku leh xuquuqda aadanaha, iyadoo dadka rayidka ah ay wajahaan dhibaatooyin ...

SJS oo Cambaareysay Toogashada Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi ee Baydhabo

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate ayaa si adag u cambaareeyay toogashada lala beegsaday wariye Bash...

Doolow oo Banaanbax Ka socda Kadib Weerarkii Lagu Dhaawacay General Mahad Shub

Magaalada Doolow ee gobolka Gedo waxaa maanta ka socda banaanbax ay hoggaaminayaan masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, kaas oo...

Jakarta oo Wajahaysa Xiisad Siyaasadeed iyo Rabshado Dib u Soo Cusboonaaday

Magaalada Jakarta ee caasimadda Indonesia ayaa wajahaysa xaalad siyaasadeed iyo amni oo xasaasi ah kadib markii mudaharaadyo ka dh...

MSF oo Warbixin ka Soo Saartay Dagaalkii Baydhabo iyo Dhaawacyadii Soo Gaaray Dadka Rayidk...

Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa warbixin ka soo saartay xaaladdii caafimaad ee k...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News