HomeWararka

Wararka

Soomaaliya oo Noqotay Goob ay Ku Kulmaan Loollanka Quwadaha Gobolka iyo Kuwa Caalamka

Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika ayaa sannadihii u dambeeyay noqday meel ay si weyn ugu loollamaan dowlado badan oo gobolka...

Puntland: Cal Miskaad oo weli ah goob dagaal, ciidamada oo wada hawlgallo ka dhan ah Daaci...

Buuraha Cal Miskaad ee gobolka Bari ayaa weli ah goob muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish-ta Soomaaliya, iyadoo ciida...

Baydhabo: Cabsi Amni iyo Rasaas Laga Maqlay Xaafado, Dad Shacab ahna Masaajiddo u Hoyday

Cabsi xooggan ayaa laga soo sheegaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kaddib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas k...

Duqeyntii Taliye Shub iyo farriinta siyaasadeed ee mucaaradka iyo maamul-goboleedyada

Duqeyntii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mah...

Saameynta ka Dhalan karta Duqeynta lagu Dhaawacay Taliye Shub

Duqeyn ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya General Ma...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa oo si adag u dhaliilay duqeynta lagu dhaawacay Taliye Shub

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay duqeyn xal...

Duqeynta Doolow oo su’aal gelisay cidda sharci ahaan awoodda u leh adeegsiga diyaaradaha d...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay inay ku lug lahayd weerarkii lagu dhaawacay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Sooma...

Jubaland oo Turkiga ku eedaysay duqeyn ka dhacday Doolow

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag u cambaaraysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay xalay ka fuliyeen ...

Ciidamada Badda Shiinaha oo howlgal ka sameeyay Biyaha Soomaaliya

Ciidamada Badda Shiinaha ayaa xeebaha Soomaaliya ka sameeyay dhoolatus ciidan oo looga hortagayo burcad-badeeda, xilli xeebaha Soo...

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News